Laab-jeex
Laabjeex iyo gaastrikada waa xanuun ay sababto aashitada caloosha. Dadka qaba dhibkaan waxay sheegayaan inay cunooyinka qaarkod uga darto sida waxylaaha la shiilay, suugada, basbaaska ama cabitaanka aashitada leh. Badanaa qofku waa iska fiicnaadaa maalmo kadib hase yeeshee waa soo noq-noqotaa waxaana la socon kara labo-labo iyo caloosha oo hurta. Dadka noocaas ah waxay u…