Short Term Memory Test

Approximate capacity of working memory is believed to be around 7 items, give or take 2 (Miller’s Law). Therefore, I’ll provide you with a short quiz listing 9 items for you to remember. Your task is to recall as many items as possible. Here are the items: Apple Chair Dog Guitar Moon Penguin Sunflower Tree…

Gooryaanka

Gooryaan calooleed (Threadworms) waa noole sida dunta oo kale ah, dhererkiisuna u dhaxeeyo 2 mm ilaa 13 mm. Waxay degaan xiidmaha waxayna u badan yihiin caruurta inkastoo da’ kasta ay ku dhici karaan. Maxaa lagu gartaa qofka qaba? Cun-cun daloolka futada Caruurta cun-cunka kadib xoqda futada waxay ku keeni kartaa xanuun iyo caabuq Markay tirada…

Baabasiirka

Baabasiir oo afka qalaad lagu yiraahdo haemorrhoids waa xidida daloolka futada ama malawadka oo soo gorora ama waynaada. Waxyaalaha fududayn kara cudurkan waxaa ka mid xaaladaha kor u qaadi kara cadaadiska xididada malawadka sida haweenka uurka leh iyo qofkii ay calooshiisu fadhido – maadaama saxarada adag ay keeni karto docosho badan. Waxaa kaloo keeni kara…

Faqriga Fitamiin D

Vitamin D wuxuu kaalin libaax ka ciyaaraa caafimaadka guud gaar ahaan koriinka, murqaha iyo lafaha. In ka badan 50% ayaa la ogaaday inuu ku yar yahay fitamiinkaas, badankoodse ma laha wax calaamad ah, inkastoo laga yaabo inay isku arkaan murqo xanuun, juuc-juuc iyo xanuun guud. Dhibkaan waxaa si gaar ah ugu nugul hooyada uurka leh,…

Hargabka

Hargabka influwenzada oo dad aad u badan sariirta saara sanad kasta waxaa sababa fayrus la yiraahdo “influenza virus”, wuxuuna si fudud ugu faafaa qufaca iyo hindhisada xiliyada qaboobaha. Wuxuu hargabka caadiga kaga duwan yahay isagoo aad uga daran, qaataana waqti ka dheer. Calaamadahiisa oo si deg-deg ah ku bilowda waxaa ka mid ah: Xumad ama…

Malawadka Kacsan – IBS

Malawadka kacsan oo afka qalaad lagu yiraahdo Irritable Bowel Syndrome ama IBS waa cudurka ugu badan ee keena xanuunka xiidmaha & malawadka, 10kii qofba wuxuu saameeya 2 qof. Wuxuu ka mid yahay cudurada ilaa waqtigan la garan la’yahay waxa sida tooska ah u keena. Ma aha cudur loo dhinto hase yeeshee wuxuu keeni karaa calool xanuun daran….

Goonjabka

Goonjabka aad ayuu u xanuun badan yahay, wuxuuna saameeyaa dhinac ka mid ah madaxa. Mararka qaarkood wuxuu ka bilowdaa gees ama fooda kadibna wuxuu ku faafaa madaxa oo idil. Xanuunkiisu wuxuu caan ku yahay sidii in lagaa garaacayo madaxa ama sidii xidid ku bood-boodaya. Waxaa lagu qiyaasaa inuu wadanka UK mid ku dhaco afartii haween…

X