Sanboor

Sanboorka & allerjiyada waxaa sababa marka uu jirku la kulmo wax uu xasaasi u yahay sida ubax, boor, habaas iwm.…

Fiitamiinada

Fitamiinadu waa walxo jirku u baahan yahay oo uusan marnaba ka maarmin si aan ugu noolaano nolol caafimaad leh. Maadaama…

Cudurada Cidiyaha

Infekshanka cidiyaha ee fungiga Hadddii cidiyahaagu u eg yihiin sida ka muuqda sawiradan waxaa laga yaabaa inaad qabtid cudurka cidiyaha…

Joojinta Sigaarka

Sigaarku waa balwad aad u liidata oo dhakhaatiirta iyo culumaduba isku raaceen inuusan wanaagsanayn aduun iyo aakhiraba. Wuxuu keenaa cuduro…

Xakameynta Dhalmada

“kaniiniga xakamaynta dhalmada wuxuu dumarka ka caawiyaa inay doortaan xilliga ay doonayaan in ay uurka qaadaan”   Siyaabaha loo xakamayn karo…

Cabeebka Xubinta Galmada

Cabeebka badanaa waxaa sababa noole ilma qabato ah oo loo yaqaan candida albikaans. Calaamadaha haweenka lagu arko waxaa ka mid…

Infekshanka Kaadida

Cudurkan waxaa sababa infekshanka kaadi-mareenka ku dhaca waxaana lagu daaweeyaa jeermis-dile ama antibiyootik. Haweenka qaarkood waa ku soo noq-noqdaa ragase…

Shubanka Safarka

Ilaa iyo 60% dadka ka safra wadamada reer galbeedka ah ee taga wadamada soo koraya ayaa waxaa ku dhaca shubanka…

X