Sanboorka & allerjiyada waxaa sababa marka uu jirku la kulmo wax uu xasaasi u yahay sida ubax, boor, habaas iwm.…
- February 8, 2023
Baarista HIV adigoo gurigaaga jooga
HIV test: candhuufta boostada noo soo dhig anaguna natiijada ayaanu maalmo kadib kuu soo dhigaynaa” Haddii aad iska shakisan tahay…
- February 7, 2023
Fiitamiinada
Fitamiinadu waa walxo jirku u baahan yahay oo uusan marnaba ka maarmin si aan ugu noolaano nolol caafimaad leh. Maadaama…
- February 7, 2023
Cudurada Cidiyaha
Infekshanka cidiyaha ee fungiga Hadddii cidiyahaagu u eg yihiin sida ka muuqda sawiradan waxaa laga yaabaa inaad qabtid cudurka cidiyaha…
- February 7, 2023
Joojinta Sigaarka
Sigaarku waa balwad aad u liidata oo dhakhaatiirta iyo culumaduba isku raaceen inuusan wanaagsanayn aduun iyo aakhiraba. Wuxuu keenaa cuduro…
- February 7, 2023
Xakameynta Dhalmada
“kaniiniga xakamaynta dhalmada wuxuu dumarka ka caawiyaa inay doortaan xilliga ay doonayaan in ay uurka qaadaan” Siyaabaha loo xakamayn karo…
- February 7, 2023
Cabeebka Xubinta Galmada
Cabeebka badanaa waxaa sababa noole ilma qabato ah oo loo yaqaan candida albikaans. Calaamadaha haweenka lagu arko waxaa ka mid…
- February 7, 2023
Infekshanka Kaadida
Cudurkan waxaa sababa infekshanka kaadi-mareenka ku dhaca waxaana lagu daaweeyaa jeermis-dile ama antibiyootik. Haweenka qaarkood waa ku soo noq-noqdaa ragase…
- February 7, 2023
Shubanka Safarka
Ilaa iyo 60% dadka ka safra wadamada reer galbeedka ah ee taga wadamada soo koraya ayaa waxaa ku dhaca shubanka…